Script 1
[Dubitaankan waxaa loo isticmaali doonaa fiidiyowga alaabteena. Waxaan u baahanahay inay u dhawaaqdo si awood leh, xiiso leh iyo faseex ah]
Maxaanu u nahay xulashada ugu fiican ee lagu heli karo xirfadlayaasha cod-baahiyayaasha ah?
Markan ku bilowno, waxa aanu bixinaa kaliya coddayn heer sare ah oo ay xaqiijiyeen kooxdayada Xakamaynta Tayada. Ka sokow, isugayntayaga codka fanaaniinta ayaa kuu haysa kumanaan xulasho oo luuqado badan ah, qaabab iyo qiimayaal aad kugu haboon! Intaa waxaa sii dheer, mashruucyadena waxaa daboolaya Dammaanadda Qanacsanaanteena, haddii aadan ku faraxsanayn natiijada, kooxdeena maaraynta wax soo saarka ayaa isla markiiba ku siin doonta lacagtaada. [Hakad yar same ka dib kelmad kasta] Wax su'aalo ah lama weydiin
Waxaan aad u jecelnahay caawinta macaamiisha; Kooxdeenu way ku faraxsan yihiin inay caawiyaan. Waxaan xaqiijinaynaa in waayo-aragnimadaada ku aadan anaga ay tahay mid aan lamalaysan karin, xirfadle ah, [halkan ku same hakad gaaban] oo madadaalo leh!
Script 2
[Duubitaankan waxaa loo isticmaali doonaa muuqaalka ololaha suuq-geynta. Waxaan u baahanahay inay u dhawaaqdo si heer sare ah, oo xiiso leh oo xoogaa qarsoon.]
Adduunyo ay adkeyd in la helo coddaynta. Adduunyo ay culays iyo qaali ku ahayd in la raadiyo xirfada jilida codka, waxaan go'aansanay inaan bilowno kacdoon!
Safarku ma fududayn, laakiin waanu ka xoog badnahay abid.
Inyar inyar, waxaanu abuurnay adeeg dhijitaal ah si aanu farsamada coddaynta ugu keeno gurigaaga. Waanu kugu soo darnay hawshan waxaanan kugu xisaabtamaynaa inaad ka qayb qaadato riyadan.
Ma jirto dib eegis.
Waan imaanay, adduunkii waanu beddelnay, oo halkan ayaan joognaa [halkan ku samee hakad gaaban] si aan u joogno.
Waxaanu keenaynaa farsamada coddaynta gacmahaga.